About ahmed

This author has not yet filled in any details.
So far ahmed has created 18 blog entries.

#Tacsi Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Dr. Cusmaan Cali Jiisow oo kamid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka o

إنا لله وإنا إليه راجعون لله ما أعطي وله ما أخذ وكل شيء عنده بأجل مسمي … #Tacsi Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Dr. Cusmaan Cali Jiisow oo kamid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Waxaan halkaan ugu tacsiyadeynaynaa dhammaan qaraabadii iyo bahdii [...]

By | October 27th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga dacwadda badda ee hortaala ICJ

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya   oo ay ka mid yahiin Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Ra'iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka ayaa gaaray xarunta Maxkamadda ICJ. Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo la hadlay [...]

By | October 4th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Wafdiga Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee Garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Wafdigiisa ayaa maanta soo gaba gabeeyay booqashadoodii ee baryahaan ku joogeen Magaalada Garoowe. Wafdiga ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland. https://www.facebook.com/xeerIlaaliyahaGuud/videos/2523997477819700/?t=31

By | October 1st, 2019|Uncategorized|0 Comments

Dhaqan-gelinta Xaashida Dhaawac-Muujinta (Referto)

Dhaqan-gelinta Xaashida Dhaawac-Muujinta Referto Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka  isagoo tixraacaya go’aankii ka soo baxay Shirka Guddiga Cadaaladda Qaranka ee ku taariikhaysan 20/04/2019 ee lagu ansixiyay Xaashida Dhaawac Muujinta (Refeerto) looguna xilsaaray inuu soo saaro dikreeto arrintaa lagu dhaqan-galinayo ayaa maanta soo saaray warqad uu ku farayo dhammaan hay’adaha xeerka fuliya   inay adeegsadan xaashida dhaawac-muujinta (referto) [...]

By | August 22nd, 2019|Uncategorized|0 Comments

Warsaxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha

Muqdisho May 16, 2019 Warsaxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha  Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada. Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 (2012) ee [...]

By | May 16th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Shirka Billaha Ee Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Maanta oo aay taariikhdu tahay 07/05/2018 waxaa qabsoomay shirka billaha ah ee bil walba isugu yimaadaan Ku Xigeenadda Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka kaasoo maanta ajandihiisu ahaa: 1: Warcellinta dacwooyinka ee ka qeyb galaan Ku Xigeenadda Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka 2: Warbixinta billaha ah ee qeybaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 3: Xoojinta [...]

By | May 7th, 2018|Uncategorized|0 Comments

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilaya Safiirka Turkiga ee Soomaliya.

Booqasho uu ugu kuur galayay howlaha Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ayuu ku tagay Safiirka Dowladda Turkiga Olgan Bakar Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya waxaana ku soo dhaweeyay Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir oo uu  wehliyo ku xigeenka koowaad Dr.Muse Macalin Maxamed waxeena ay wada qaateen kullan gaar ah. Safiirka Turkiga ayaa kullanka [...]

By | March 19th, 2018|Uncategorized|0 Comments

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2017 soo saartay Warqadda Mudeynta Dacwadda ciqaabta ah ee lidka ku ah Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2017 soo saartay Warqadda Mudeynta Dacwadda ciqaabta ah ee lidka ku ah Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame, iyadoo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Rafcaan uu ka Qaaatay tr:23/12/2017 Qaraarkii Maxkamadda Gobolka Banaadir. Dacwadaan waxaa la mudeeyay oo la dhagaysan doonaa berri oo ay taariikhdu tahay 27/12/2017 [...]

By | December 26th, 2017|Uncategorized|0 Comments