Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda istanbuul kulan kula qaatay xeer-ilaaliyaha Guud ee Turkiga H.E Beker Sahin.
Labadda xeer-ilaaliye ayaa ka wadda hadlay sidii dalalkooda ay isaga kaashan karaan xoojinta hay’adaha garsoorka, ku dhaqanka sharciga iyo helitaanka caddaalad wax ku ool ah.