About ahmed

This author has not yet filled in any details.
So far ahmed has created 28 blog entries.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir oo Goordhaweyd Shir jaraa'id ku qabtey Xafiiskiisa ayaa sheegay in baaris lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu tuhmayo Dowlad Dumis Xeer ilaaliyaha Guud ayaa Sheegay in Gudoonka Baarlamaanka ay ugudbiyeen Warqad ay kaga dalbanayaan in Xasaanada laga qaado Labada Xildhibaan Ee kala ah Xil.Xasan [...]

By | December 17th, 2017|Uncategorized|0 Comments

Kulanka Wadatashi Ee Xuquuqda Sharci Ee Dhibanayaasha la kulma Tacadiga Jinsiga ah

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka waaxdiisa la dagaalanka Denbiyada Jinsiga (SGBV) ayaa maanta Kulan Wadatashi ah  oo ku saabsan Xuquuqda Sharci Ee Dhibanayaasha la kulma Tacadiga Jinsiga ku qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaan waxaa kasoo qeyb galay hey’ado kala duwan sida SSWC, SWDC , Boliiska , Dhaqaatiir ka socotay Isbitaalka Madiina, ururka Qareenada Soomaaliyeed , [...]

By | December 16th, 2017|Uncategorized|0 Comments

WAR-MURTIYEEDKA KASOO BAXAY SHIRWEYNAHA QARAN EE XEER-ILAALIYEYAASHA SOOMAALIYEED Muqdisho, Soomaaliya 12-13 Disambar 2017

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee  Qaranka ayaa soo qaban qaabiyay, hir-geliyeyna Shirweynaha Qaran ee Xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, kana dhacay Hotel Jazeera Magaalada Muqdish Soomaaliya, kaas oo socday muddo laba maalmood ah 12 ka -13 ka Disembar 2017. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay madax kala duwan oo ka kooban heer Federaal iyo heer Dowlad gobaleed, waxayna [...]

By | December 13th, 2017|Uncategorized|0 Comments

Maanta waxaa magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran Ee Xeer ILaaliyeyaasha Soomaaliyeed

Shirkaan manta furmay ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Xafiiska Xeer Ilalaaliyaha Guud ee Qaranka kaasoo soconaya laba maalmood  wuxuuna ku saabsan yahay sare u qaadidda xiriir dhaw ee wada shaqayneed oo dhax mara Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed,  iyo yagleelidda Dallad mideysa oo ay yeeshaan Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliya. Shirkaan waxaa kasoo qeyb galay marti sharaf aad u badan [...]

By | December 12th, 2017|Uncategorized|0 Comments

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa ka qeyb galay Shirka dib-uhabaynta Istiraatiijiyadda Hay’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka ee Soomaaliya.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa ka qeyb galay Shirka dib-uhabaynta Istiraatiijiyadda Hay'adaha Cadaaladda iyo Garsoorka ee Soomaaliya.   waxaa maanta magaaladda muqdisho lagu sooo gaba gabeeyay kullan aad u balaaran oo soconayay seddexdii maalin ee la soo dhaafay kaasoo aay ka soo qayb galeen madaxda ugu sareysa hay'adaha garsoorka dalka sida. 1:Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda [...]

By | September 26th, 2017|Uncategorized|0 Comments

Olalaha Wacyi gelinta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Ee M/G Koonfur Galbeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa bilaabay howlo wacyi gelin ah uu ka sameenayo dhammaan maamul goboleedyada dallka. Xubno ka tirsan Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa gaaray taariikhdu marka ay ahayd 23/08/2017 Maamul Goboleedka K/Galbeed Soomaaliya  ayaga oo u kuur galaya baahiyaha cadaaladeed ee kajirta  deeganada maamulkaas , Xubnaha waxee booqdeen Xabsiyda, [...]

By | August 24th, 2017|Uncategorized|0 Comments