Iyadoo laga duulaayo khatarta uu leeyahay caabuqa sida ba’an uga faafaya caalamka ee #COVID-19, maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Maarso 2020, Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu gabi ahaanba hakad galiyey shaqadii Xafiiska muddo 15 casho ah oo ka bilaabanaysa 21 Maarso oo ku began Sabtida kuna eg 5 bisha April 2020.

Sidoo kale waxa dhammaan lafarayaa laamaha amniga, baarista iyo Taliyayaasha Xabsiyada dalka in la joojiyo booqaashada dad weynaha ay booqanayaan Xabsiga. qof aan la hubin caafimaad kiisa uma gudbi doono maxaabiista ku jirta xabsiyada kala duwan ee dalka.

Sidoo darteed, waxa aan ugu baaqayaa in taliyayaasha xabsiyada iyo laamaha baaristu ay feejiknaan dheeri ah muujiyaan inta ay jirto khatarta caabuqa Corona.

Wada Shaqeyn Wacan

#XafiiskaXeerilaalintaQaranka
#GarsoorTayoLeh

maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Maarso 2020, Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu gabi ahaanba hakad galiyey shaqadii Xafiiska muddo 15 casho ah oo ka bilaabanaysa 21 Maarso oo ku began Sabtida kuna eg 5 bisha April 2020.

Iyadoo laga duulaayo khatarta uu leeyahay caabuqa sida ba’an uga faafaya caalamka ee #COVID-19, maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Maarso 2020, Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu gabi ahaanba hakad galiyey shaqadii Xafiiska muddo 15 casho ah oo ka bilaabanaysa 21 Maarso oo ku began Sabtida kuna eg 5 bisha April 2020. Sidoo kale waxa dhammaan lafarayaa laamaha amniga, baarista iyo Taliyayaasha Xabsiyada dalka in la joojiyo booqaashada dad weynaha ay booqanayaan Xabsiga. qof aan la hubin caafimaad kiisa uma gudbi doono maxaabiista ku jirta xabsiyada kala duwan ee dalka.Sidoo darteed, waxa aan ugu baaqayaa in taliyayaasha xabsiyada iyo laamaha baaristu ay feejiknaan dheeri ah muujiyaan inta ay jirto khatarta caabuqa Corona.Wada Shaqeyn Wacan#XafiiskaXeerilaalintaQaranka#GarsoorTayoLeh

Gepostet von Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Soomaaliya am Donnerstag, 19. März 2020