Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta daah furay Imtixaanka Xeer Ilaaliyayaasha Loo Qaadanayo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka .
Imtixaanka waxaa kasoo qeyb galay in ka dhawaad  250 muwaadin  oo soo buuxiyay dhammaan shuruudahii loo dajiyay tartamayaasha.