maanta oo ay taariikhdu tahay 16 /08/2020 waxaa lasoo  gabagabeeyay dhagaysiga dacwad loo haysto shaqaale ka tirsan Wasaaradda caafimaadka.

Dacwaddan musuq maasuqa ah waxaa ku eedeysanaa eedeysanayaal ka kala tirsan hay’ado kala duwan iyo kuwa kale oo lagu tuhmaayo in ay u fududayn jirayn musuqa baahsan ee lagu soo eedeynayay .