About ahmed

This author has not yet filled in any details.
So far ahmed has created 30 blog entries.

IMTIXAANKA XEER ILAALIYAYAASHA LOO QAADANAYO XAFIISKA XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta daah furay Imtixaanka Xeer Ilaaliyayaasha Loo Qaadanayo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka . Imtixaanka waxaa kasoo qeyb galay in ka dhawaad  250 muwaadin  oo soo buuxiyay dhammaan shuruudahii loo dajiyay tartamayaasha.

By | July 29th, 2021|Wararka, Warbaahinta|0 Comments

Xayeysiin Fursado Shaqo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

  Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka (XIGQ), waa xafiis xubin ka ah hay’adaha garsoorka, u madaxbanaan shaqooyinkiisa, muhiimna u ah dawladnimada, dabaqidda Xeerarka iyo Shuruucda Dalka iyo sarreynta sharciga. Waa xafiis adeeg lagama maarmaan ah siiya shacabka Soomaaliyeed. Waxaa waajibaadkiisa iyo Masuuliyadihiisa ka mid ah: Dacwo-oogista, ka hortagga iyo katabatagga Danbiyadda; Hagista baarista dacwadaha [...]

By | June 30th, 2021|Ogeysiisyada, Warbaahinta|0 Comments

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa la kulmay XG ee Dalka Turkiga

Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa magaaladda istanbuul kulan kula qaatay xeer-ilaaliyaha Guud ee Turkiga H.E Beker Sahin. Labadda xeer-ilaaliye ayaa ka wadda hadlay sidii dalalkooda ay isaga kaashan karaan xoojinta hay'adaha garsoorka, ku dhaqanka sharciga iyo helitaanka caddaalad wax ku ool ah.

By | December 25th, 2020|Wararka, Warbaahinta|0 Comments

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay Dalka ka shaqayso.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay'adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in ay Dacwadda hay'adan dhawaan ay u gudbin-doonan Maxkamadda Gobolka Banaadir si ay u qaado tallaabooyinka ku habboon ee [...]

By | December 21st, 2020|Dhacdooyinka, Uncategorized|0 Comments

WAR-MURTIYEEDKA KASOO BAXAY SHIRWEYNAHA 3AAD EE QARAN EE XEER-ILAALIYEYAASHA SOOMAALIYEED

War-Murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha Qaran ee 3aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed Muqdisho Somalia 01 -12-2020 Ka qeyb galayaasha Shir-waynaha waxa ay mahad gaar ah u celiyeen dhammaan qaban qaabiyeyaasha shirka oo uu ugu horeeyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Xeer-ilaaliyeyaasha Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Barnaamijka Wadaaaga Cadaaladda (Joint Justice [...]

By | December 1st, 2020|Uncategorized|0 Comments

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay dhagaysiga dacwadd loo haystay shaqaale ka tirsan Wasaaradda caafimaadka.

maanta oo ay taariikhdu tahay 16 /08/2020 waxaa lasoo  gabagabeeyay dhagaysiga dacwad loo haysto shaqaale ka tirsan Wasaaradda caafimaadka. Dacwaddan musuq maasuqa ah waxaa ku eedeysanaa eedeysanayaal ka kala tirsan hay’ado kala duwan iyo kuwa kale oo lagu tuhmaayo in ay u fududayn jirayn musuqa baahsan ee lagu soo eedeynayay .    

By | August 16th, 2020|Uncategorized, Wararka, Warbaahinta, Warbixinno|0 Comments

XXGQ ayaa maanta ka qeyb galay Dacwadda Ciqaabta ah ee loo haysto eedeysanayaasha kala ah Cabdullaahi Maxamed Axmed iyo Cali Sheekh Doon

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta Dacwad Ciqaab ah ku soo oogay eedeysanayaasha kala ah : 1.Cabdullaahi Maxamed Axmed . Oo ah milkiilaha Gaabow General Service loona haysto in uu sameystay , kuna shaqeysanayay Bank aan haysan Ruqsadda Bankiga Dhaxe ee DFS . 2. oo ah Madaxa Hubinta ee Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee [...]

By | June 15th, 2020|Uncategorized, Wararka|0 Comments

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14/06/2020 mar kale ka qeyb galay dhageysiga dacwadda sharkidaha Camuud Printing Center iyo Al-Xabiib Business Center.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14/06/2020 mar kale ka qeyb galay dhageysiga dacwadda sharkidaha Camuud Printing Center iyo Al-Xabiib Business Center. Shirkadahan ayaa loo haystaa in ay u fududeyn jirayn xubnaha ku eedeysan Dacwadda musuq maasuqa ah uu hadda Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka gacanta ku hayo [...]

By | June 14th, 2020|Uncategorized|0 Comments

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/06/2020 ka qeyb galay dhageysiga 1aad ee Dacwadda Musuq maasuqa ee loo haysto eedeysanayaal ka kala tirsan Wasaaradda Caafimaadka JFS iyo Wasaaradda Kalumaysiga.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/06/2020 ka qeyb galay dhageysiga 1aad ee Dacwadda Musuq maasuqa ee loo haysto eedeysanayaal ka kala tirsan Wasaaradda Caafimaadka JFS iyo Wasaaradda Kalumaysiga. Dacwaddan musuq maasuqa ah waxaa ku eedeysan eedeysanayaal ka kala tirsan hay’ado kala duwan iyo kuwa kale oo lagu tuhmaayo [...]

By | June 13th, 2020|Uncategorized, Wararka|0 Comments

#COVID-19, maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Maarso 2020, Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu gabi ahaanba hakad galiyey shaqadii Xafiiska muddo 15 casho ah oo ka bilaabanaysa 21 Maarso oo ku began Sabtida kuna eg 5 bisha April 2020.

Iyadoo laga duulaayo khatarta uu leeyahay caabuqa sida ba’an uga faafaya caalamka ee #COVID-19, maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Maarso 2020, Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu gabi ahaanba hakad galiyey shaqadii Xafiiska muddo 15 casho ah oo ka bilaabanaysa 21 Maarso oo ku began Sabtida kuna eg 5 bisha April 2020. Sidoo kale [...]

By | March 19th, 2020|Wararka, Warbaahinta, Warbixinno|0 Comments