About ahmed

This author has not yet filled in any details.
So far ahmed has created 30 blog entries.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay furitaanka Tababar ku saabsan Maaraynta kiisaska Dambiyada culus(Series Crimes) kaasoo soconaya muddo labo bilood ah.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay furitaanka Tababar ku saabsan Maaraynta kiisaska Dambiyada culus(Series Crimes) kaasoo soconaya muddo labo bilood ah. Tababarkaan waxaa ka faa’ideysanaya Xeer Ilaaliyeyaal iyo Garsoorayaal ka kala socda Dowladda Federaalka ah iyo Maamul Goboleedyada Dalka. Ugu dambeyntii Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa Garsooreyeyaasha [...]

By | March 1st, 2020|Wararka, Warbaahinta, Warbixinno|0 Comments

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta daah furay wajiga koowaad ee Qorshaha Istaratiijiyadda Xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka 2020-2024

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta daah furay wajiga koowaad ee Qorshaha Istaratiijiyadda Xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka 2020-2024. Wada tashigaan, waxa aan uga golleenahay in dhamaan qaybaha kala duwan ee dawladda ee wada shaqaynta la leh xafiiska iyo hayadaha caalamiga ah ee taageera ay qabya-qoraalka qorshaha aragtidooda ku darsadaan ka hor intaan si rasmi ah [...]

By | February 24th, 2020|Uncategorized|0 Comments

#Tacsi Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Dr. Cusmaan Cali Jiisow oo kamid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka o

إنا لله وإنا إليه راجعون لله ما أعطي وله ما أخذ وكل شيء عنده بأجل مسمي … #Tacsi Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Dr. Cusmaan Cali Jiisow oo kamid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Waxaan halkaan ugu tacsiyadeynaynaa dhammaan qaraabadii iyo bahdii [...]

By | October 27th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga dacwadda badda ee hortaala ICJ

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya   oo ay ka mid yahiin Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Ra'iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka ayaa gaaray xarunta Maxkamadda ICJ. Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo la hadlay [...]

By | October 4th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Wafdiga Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee Garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Wafdigiisa ayaa maanta soo gaba gabeeyay booqashadoodii ee baryahaan ku joogeen Magaalada Garoowe. Wafdiga ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland. https://www.facebook.com/xeerIlaaliyahaGuud/videos/2523997477819700/?t=31

By | October 1st, 2019|Uncategorized|0 Comments

Dhaqan-gelinta Xaashida Dhaawac-Muujinta (Referto)

Dhaqan-gelinta Xaashida Dhaawac-Muujinta Referto Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka  isagoo tixraacaya go’aankii ka soo baxay Shirka Guddiga Cadaaladda Qaranka ee ku taariikhaysan 20/04/2019 ee lagu ansixiyay Xaashida Dhaawac Muujinta (Refeerto) looguna xilsaaray inuu soo saaro dikreeto arrintaa lagu dhaqan-galinayo ayaa maanta soo saaray warqad uu ku farayo dhammaan hay’adaha xeerka fuliya   inay adeegsadan xaashida dhaawac-muujinta (referto) [...]

By | August 22nd, 2019|Uncategorized|0 Comments

Warsaxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha

Muqdisho May 16, 2019 Warsaxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha  Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada. Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 (2012) ee [...]

By | May 16th, 2019|Uncategorized|0 Comments

Shirka Billaha Ee Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Maanta oo aay taariikhdu tahay 07/05/2018 waxaa qabsoomay shirka billaha ah ee bil walba isugu yimaadaan Ku Xigeenadda Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka kaasoo maanta ajandihiisu ahaa: 1: Warcellinta dacwooyinka ee ka qeyb galaan Ku Xigeenadda Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka 2: Warbixinta billaha ah ee qeybaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 3: Xoojinta [...]

By | May 7th, 2018|Uncategorized|0 Comments