Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Wafdigiisa ayaa maanta soo gaba gabeeyay booqashadoodii ee baryahaan ku joogeen Magaalada Garoowe.

Wafdiga ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland.

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Wafdigiisa ayaa maanta soo gaba gabeeyay booqashadoodii ee baryahaan ku joogeen Magaalada Garoowe.Wafdiga ayaa maanta soo kormeeray Xabsiga weyn ee garoowe iyo Taliska Ciidanka Asluubya Puntland.

Gepostet von Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Soomaaliya am Dienstag, 1. Oktober 2019