ISXILQAAN

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud iyo shaqaalaha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa maanta ka qeyb galay Mushruuca Isxilqaan ee Dhismaha Tiyaatarka Qaranka wareegiisii 11aad .