إنا لله وإنا إليه راجعون لله ما أعطي وله ما أخذ وكل شيء عنده بأجل مسمي …
#Tacsi

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Dr. Cusmaan Cali Jiisow oo kamid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Waxaan halkaan ugu tacsiyadeynaynaa dhammaan qaraabadii iyo bahdii Garsoorka ee uu ka baxay alle qabriga ha u waasaciyo.