Dhaqan-gelinta Xaashida Dhaawac-Muujinta Referto

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 

isagoo tixraacaya go’aankii ka soo baxay Shirka Guddiga Cadaaladda Qaranka ee ku taariikhaysan 20/04/2019 ee lagu ansixiyay Xaashida Dhaawac Muujinta (Refeerto) looguna xilsaaray inuu soo saaro dikreeto arrintaa lagu dhaqan-galinayo ayaa maanta soo saaray warqad uu ku farayo dhammaan hay’adaha xeerka fuliya   inay adeegsadan xaashida dhaawac-muujinta (referto) laga billaabo 01/01/2020.