Tababar la Xariira Sharciga Kaluumeysiga
Waxaa magaalada Victoria ee dalka Seychelles ka furmay tababar la xariira sharciga kaluumeysiga kaas oo ay ka qeyb qaadanaayaan ku xigeenada xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, xeer ilaaliyaasha maamul gobaleydyadda, iyo xubno ka tirsan laanta garsoorka. Tababarka oo soconaaya mudo laba todobaad ayaa waxaa bixinaayaa quburo dhanka sharciga kaluumeysiga ah iyadoo ay iska [...]