Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilaya Safiirka Turkiga ee Soomaliya.
Booqasho uu ugu kuur galayay howlaha Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ayuu ku tagay Safiirka Dowladda Turkiga Olgan Bakar Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya waxaana ku soo dhaweeyay Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir oo uu wehliyo ku xigeenka koowaad Dr.Muse Macalin Maxamed waxeena ay wada qaateen kullan gaar ah. Safiirka Turkiga ayaa kullanka [...]