About Abadir A. Elmi

This author has not yet filled in any details.
So far Abadir A. Elmi has created 5 blog entries.

XEER-ILAALINTA QARANKA OO CASRIYAYSAY XAASHIDDA DHAAWAC MUUJINTA

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa dib u casriyayn ku sameeyay Xaashidda Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa  Danbi-oogista, Danbi baarista iyo Cilmiga forensikada ee dhibanayaasha  Xad-gudubyadda ku saabsan Jinsiga. Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr .Sulaymaan Maxamed Maxamuud, oo Daafuray Waraaqda Qiimaynta Caafimaadka oo ay ka qayb-qaleen Xubno ka socday Xeer-ilaaliyasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, ayaa [...]

By | September 12th, 2020|Uncategorized|0 Comments

XEER-ILAALIYAHA QARANKA: BAHDA CADDAALADDA LAMA IIBSAN KARO

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in aysan iib ahayn bahda caddaaladda, islamarkaasna aysan jirin cid cabsi-galin wax uga qaadi-karta."Ma jiro qof caddaaladda ka shaqeeya oo iibsami kara, xataa haddii malaayiin dollar la siiyo, haddii ay dhacdana qofkaasi wuxuu banaan joog ka noqonayaa xaydaabka bahda caddaaladda"ayuu yiri Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka [...]

By | September 7th, 2020|Uncategorized|Comments Off on XEER-ILAALIYAHA QARANKA: BAHDA CADDAALADDA LAMA IIBSAN KARO

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo dagniin u diray Dadka ku howlan Musuqmaasuqa.

Xeer-ilaaliyaha Guud  ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay  kiisas musuqmaasuq ah oo markii hore ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada kadibna lugaha la galay Wasaraado iyo hay’ado kale oo Dowladeed, Ganacsato, shirkado si gaar ah loo leeyahay, taaso dhawaan xukuno kala duwan [...]

By | August 31st, 2020|War Saxaafadeed|0 Comments

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo dib u habayn ku wadda Xafiisyadda Maamul-gobaleedyadda.

Xubno ka socda Xafiiska xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo isku jira xeer-ilaaliyaal iyo la taliyaal dhawaan so gaaray magaaladda Bydhabo oo u jeedka imaashahodu uu ahaa xoojinta xiriirka wadda shaqaynayd ee Bahda Cadaaladda koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagay xurunta xafiiska xeer-ilaalinta koonfur galbeed ee soomaaliya ayaa u kuur-gal ku sameeyay kiiskaska fudud iyo [...]

By | August 30th, 2020|Dhacdooyinka, Warbixinno|0 Comments

Sawirro; Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay sidii sharciyan loo xoojin lahaa joojinta tacdiyadaha ka dhanka Jinsiga ( Kufsiga).

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay sidii sharciyan loo xoojin lahaa joojinta tacdiyadaha ka dhanka jinsiga ( Kufsiga). waxaana si gaar diiradda loogu saaray sare u kaca ku yimid intii lagu guda jiray Xiyaraaddii COVID-19. Kulankan oo ay ka so qayb-galeen Xubno ka kala socday Ururadda Bulshadda Rayidka ah, [...]

By | August 20th, 2020|Wararka, Warbaahinta, Warbixinno|0 Comments