Kulanka Wadatashi Ee Xuquuqda Sharci Ee Dhibanayaasha la kulma Tacadiga Jinsiga ah
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka waaxdiisa la dagaalanka Denbiyada Jinsiga (SGBV) ayaa maanta Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Xuquuqda Sharci Ee Dhibanayaasha la kulma Tacadiga Jinsiga ku qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaan waxaa kasoo qeyb galay hey’ado kala duwan sida SSWC, SWDC , Boliiska , Dhaqaatiir ka socotay Isbitaalka Madiina, ururka Qareenada Soomaaliyeed , [...]