Wafdi uu hogaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo lagu soo dhaweeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Wafdiga Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir waxaa Madaarka Caasimadda Kuwait ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait Mudane Cabdulqaadir Amiin Sheekh iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu wadaa in uu kaqeybgalo munaasabad lagu soo gunaanadayo tababbar koox Xeer Ilaaliyeyaal Soomaaliyeed ah [...]

By | January 10th, 2017|Wararka|0 Comments

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay iney India kala hadleen dib u soo celinta maxaabiis Soomaali ah

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay Dowladda Hindiya kala hadleen sidii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran halkaasi loogu soo celin lahaa Dalka si loogu Maxkamadeeyo. Dr. Axmed Cali ayaa sheegay inay da’yartani xaq u leeyihiin in Maxkamad lagu saaro Dalkooda Hooyo, balse ayan Dowladda Hindiya xaq u lahayn [...]

By | January 10th, 2017|Wararka|0 Comments

Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Kuwait “SAWIRRO”

Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray Caasimadda Kuwait. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Kuwait city ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda Kuwait iyo Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh oo ay wehliyan qaar kamid ah Diblomaasiyiinta Safaaradda ka howlgasha. Wafdiga Xeer Ilaaliyaha [...]

By | January 10th, 2017|Wararka|0 Comments