Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo dagniin u diray Dadka ku howlan Musuqmaasuqa.
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay kiisas musuqmaasuq ah oo markii hore ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada kadibna lugaha la galay Wasaraado iyo hay’ado kale oo Dowladeed, Ganacsato, shirkado si gaar ah loo leeyahay, taaso dhawaan xukuno kala duwan [...]