Xayeysiin Fursado Shaqo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka (XIGQ), waa xafiis xubin ka ah hay’adaha garsoorka, u madaxbanaan shaqooyinkiisa, muhiimna u ah dawladnimada, dabaqidda Xeerarka iyo Shuruucda Dalka iyo sarreynta sharciga. Waa xafiis adeeg lagama maarmaan ah siiya shacabka Soomaaliyeed. Waxaa waajibaadkiisa iyo Masuuliyadihiisa ka mid ah: Dacwo-oogista, ka hortagga iyo katabatagga Danbiyadda; Hagista baarista dacwadaha … Continue reading Xayeysiin Fursado Shaqo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed